Xigashada Sawirka, AFP via Getty Images Published 29 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 6 daqiiqo Ugu yaraan 490,334 askari oo Ruush ah ayaa dhintay tan iyo bilowgii dagaalka Ukraine sanadkii 2022, sida laga soo xigtay tirakoobka dowladda Ruushka oo ay falanqeyn ku samaysa BBC. Xogta Rosstat ee la dusiyey ayaa muujineysa sida duullaanka buuxa ee Ukraine uu si weyn ugu
Xigashada Sawirka, peteedochie/Instagram Published 2 Saacadood ka hor Waqtiga akhriska: 3 daqiiqo Jilaaga reer Nayjeeriya ee caanka ku ah aflaamta Nollywood, Pete Edochie, oo ka mid ahaa xiddigaha filimada ugu caansan Afrika, ayaa geeriyooday isagoo 79 jir ah, sida ay qoyskiisu shaaca ka qaadeen. Ninkaas oo lagu yaqaannay codkiisa qotoda dheer, qaab masraxiyeedkiisa shaashadda
Xigashada Sawirka, AP Article Information Author, Mina al-LamiRole, Muuqaal 'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Zohran Mamdani, Muuqaal Trump oo markuu Spain Koobka guddoonsiin rabay laga maqlay garoonka oorin iyo qeylo, Muuqaal Madrid oo weli laga dabaaldagayo kadib guushii Spain ee Koobka Adduunka, Muuqaal Maxay ciyaartoyda kubadda
Xigashada Sawirka, AFP via Getty Images Qoraalka sawirka, Falanqeeyeyaal qaar ayaa ka cabsi qaba in ciidamada amniga Soomaaliya aysan awood u yeelan karin inay wax ka qabtaan amniga dalka iyada oo aan la helin taageero dibadda ahArticle InformationAuthor, Basillioh RukangaPublished 3 Saacadood ka hor Waqtiga akhriska: 9 daqiiqo Soomaaliya waxay wajahaysaa imtixaan cusub oo ku
Xigashada Sawirka, Getty Images Published 3 Saacadood ka hor Waqtiga akhriska: 3 daqiiqo Iyadoo dunidu ay xusayso Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka, isla markaana la bilaabayo ololaha 16-ka Maalmood ee Dhaqdhaqaaqa ka dhanka ah Tacaddiyada Jinsiga ku Salaysan, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku baaqaay in dib loo xoojiyo
Xigashada Sawirka, Getty Images Published 6 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 3 daqiiqo Maxkamad federaali ah oo ku taalla Maraykanka ayaa shaacisay dukumentiyo si weyn loo faafreebay oo la xiriira baaritaan lagu sameeyay guriga xildhibaanad Ilhana Cumar bishii hore, inkastoo xeer-ilaaliyeyaashu ay isku dayeen inay hor istaagaan faafinta dukumentiyadaas. Qiyaastii 169 bog oo
Xigashada Sawirka, Getty Images Article InformationAuthor, Emma HarrisonPublished 18 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 3 daqiiqo Baadarigii mad-habta katooligga ee geeriyooday Pope Francis ayaa sheegay inuu saddex jeer noloshiisa ku arkay shaydaanka, iyo sidoo kale "albaabada cadaabta" sida lagu sheegay qaybo cusub oo laga soo xigtay xusuus qorkiisa gaarka ah.
Xigashada Sawirka, Getty Images Article InformationAuthor, Vicki LoaderPublished 42 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Saskia Reeves-Priestley, oo 23 jir ah, ayaa shaqeyneysay markii ay si lama filaan ah u dhacday. "Waxaan dareemay wareer, lallabbo aad u badan iyo wadne xanuun, waxaana kaloo dareemayay kulayl aad u badan" ayay xasuusataa. Saskia oo ah
Xigashada Sawirka, Getty Images Qoraalka sawirka, Kareemada loo isticmaalo in lagu khafiifiyo midabka maqaarka waxaa ku jiri kara kiimikooyin khatar ah. (Sawir tusaale ah)Article InformationAuthor, Gurpreet Kaur SainiRole, Muuqaal 'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Zohran Mamdani, Muuqaal Trump oo markuu Spain Koobka guddoonsiin rabay
Xigashada Sawirka, Getty Images Published 31 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 6 daqiiqo Marka maalinta shaqada kaa dhammaato, ma kugu adag tahay inaad maskaxdaada dejiso? Waxaa laga yaabaa inaad la daalaa dhacayso waxa loo yaqaanno saameynta Zeigarnik. Talooyinkan ayaa kaa caawin kara inaad si dhab ah u nasato. Kombiyuutarkayga mar walba waxaa ka furan bogag badan oo aan
Xigashada Sawirka, Shahira Sadat Qoraalka sawirka, Shahira Sadat says she "cried for hours and hours" after she was told she would no longer be considered for study opportunities in the UKArticle InformationAuthor, Yogita LimayeRole, Muuqaal 'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Zohran Mamdani, Muuqaal Trump oo markuu Spain
Xigashada Sawirka, Reuters Published 29 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 3 daqiiqo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Kenya, Moses Wetang'ula, ayaa ka sheekeeyay dhacdo uu xildhibaan lagu eedeeyay inuu telefoonka ka qaatay xildhibaan kale intii uu socday muran kulul oo ka dhex dhacay baarlamaanka, balse uu markii dambe falkaas beeniyay, inkastoo kamaradaha ammaanku duubeen.
Xigashada Sawirka, EPA Published 27 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Baarlamaanka Israa'iil ee Knesset ayaa Arbacadii akhrinta koowaad ku ansixiyay hindise sharciyeed lagu dhisayo guddi baaritaan oo baara weerarkii Xamaas ee 7-dii Oktoobar 2023. Hindisahan waxaa soo gudbiyay Gadi Eisenkot, oo loo xilsaaray inuu soo dhiso dowladda soo socota. Hindisaha waxaa
Xigashada Sawirka, tp-otc.com Published 2 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Markab cilmi baaris oo laga leeyahay Turkiga, Oruç Reis, ayaa gaaray dalka Bakistaan si uu u sameeyo sahan lagu raadinayo kaydka saliidda iyo gaaska ee suurtagalka ah ee xuduudaha badda ee dalka. Markabka cilmi baarista ayaa ah markab cilmi baaris wuxuuna baarayaa lakabyada kala duwan ee
Xigashada Sawirka, Google Published 19 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 3 daqiiqo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay xilkii ka qaaday wasiirkii Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi, waxaana uu xilkaas u magacaabay Saadaq Cumar Maxamed Xasan oo loo yaqaanno Saadaq Joon. Saadaq oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa horey u soo
Xigashada Sawirka, Getty Images Published 57 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 6 daqiiqo Cilmi baaris cusub ayaa daaha ka qaadaysa in bulshooyinka reer Galbeedka marka la eego mujmaca kelinimada door bida ay dadku hadda si ka yar sidii hore wada hadlaan. Cilmi baarayaashu waxay la socdeen wada hadalka maalinlaha ah ee ku dhawaad 2,000 oo qof oo da' kala duwan leh,
Xigashada Sawirka, youtube.com/@ParastooAhmadii Qoraalka sawirka, Bandhigga Parastoo Ahmadi waxaa si toos ah looga baahiyay kanaalkeeda YouTube-ka bishii Diseembar 2024Article InformationAuthor, David Gritten iyo Author, Ghoncheh HabibiazadRole, Muuqaal 'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Zohran Mamdani, Muuqaal Trump oo markuu Spain
Qoraalka sawirka, Ruƙiyya na ɗaya daga cikin hanyoyin da ake bi wajen cire aljanu da maita inda ake karanta ayoyin Alƙur'ani a kan ruwa kafin ya yayyafa wa majinyaci.Published 38 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 6 daqiiqo Sanado badan, dad ka kala yimid meelo iyo bulshooyin kala duwan ayaa si joogto ah ugu soo qulqulayay Mansur Ismail, oo ah macallin ruqyada ama
Xigashada Sawirka, https://x.com/CaptainElla1 Published Saacad ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Muuqaal ay barteeda X soo dhigtay afhayeenka milatariga Israa'iil ee ku hadasha afka Carabiga, Ella Wawiya, kaas oo laga duubay gudaha iskuul ku yaalla deegaanka Dibil ee koonfurta Lubnaan, ayaa dhaliyay dhaleeceyn iyo cambaareyn xooggan oo uga timid mas'uuliyiinta iyo
Xigashada Sawirka, Getty Images Published 45 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Senegal ayaa mar kale loo aqoonsaday ku guuleystayaasha Koobka Qaramada Afrika ee 2025, kaddib go'aan ay gaartay Maxkamadda Xalinta Khilaafaadka Ciyaaraha (CAS). Go'aanka maxkamaddu wuxuu burinayaa xukun hore oo Senegal lagaga qaaday koobkii ay garoonka ku guuleysteen, intii